Haween weynaha Beesha Subeer Awal oo taagero buuxda u muujiyay hogaanka xisbiga kulmiye qadacayna go’aankii golaha guurtida , Daawo sawiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Haween weynaha Beesha Subeer Awal oo taagero buuxda u muujiyay hogaanka xisbiga kulmiye qadacayna go’aankii golaha guurtida , Daawo sawiro
June 10, 2014 - Written by Editor:

Hargeysa (Wajaalenews)Xaflad balaadhan oo si hersara ah loo so agasimaya ayaa caawa ka dhacay magaalada hargeysa waxa iskugu yimid  haweenkan oo iskugu yimid Caawa Bandhig Dhoolatus ahaa oo ka dhacay Hudheel CROWN ee Casimada Hargeya iyagoo iskaga kala yimid Magaalooyinka Sheekh,Barbera,Hargeysa iyo Gabiley waxa ay kaga hadleen sida foosha xun ee xukumadu ay dadka walaaha ah ee Somaliland ay u colaysiinayo , kuna tilmaanmeen hab qabiil sheegay in ay kaga hortagayaan hab qabiil maadama ay beel kali ahi tala dalka maroorsatay, go’aankii guuridana waxay ku tilmaameen Mid ahayd Talo Reer. Fadumo Yusuf oo ku hadlaysay afka dumarka xisbiga kulmiye ayaa sheegtay in aan loo abaal tudhi wasiiradii ka soo jeeday beesha subeer awal oo in ka badan 5 jeer oo ay ka mid yihiin BOOBE, MAXAMED ABDILAAHI, MAXAMED HAASHI iyo qaar la mid , halka wasiirda beesha uu madaxweynuhu ka soo jeeda mudo u siman inta u xilka hayay madweynuhu ay hayaan xilka oo aan la badalin.

haweenka subeer awal 3haweenka subeer awal 2haweenka subeer awal 1

Waxa iyana ka hadashay madasha kowsar oo ku hadlaysay afka dhalinyarada 26jun oo si qiiro iyo wadiniyad ay ku dheehantay uga hadashay waayihiii ay beeshani la soo barbar istageen madaxweyne siilanyo sheegtay inaanu laaantoon anu madaxweyne noqdeen . muuse biixi ahaan kii ilahay ka sakow u sabab ahaa madaxweynenimada siilanyo manta loogu abaal gudo RRU iyo SHAANI

midaysan yihiin Taageerida hogaanka Xisbiga Kulmiye Mujaahid Biixi Iyo Maxed Kaahin.

IMG_1214 IMG_1208 IMG_1206 IMG_1205 IMG_1201 IMG_1200 IMG_1195 IMG_1188 IMG_1190 IMG_1187IMG_1179 IMG_1177 IMG_1176 IMG_1174 IMG_1171 IMG_1170 IMG_1168 IMG_1140 IMG_1163 IMG_1161IMG_1160 IMG_1159 IMG_1154 IMG_1146 IMG_1144 IMG_1141 IMG_1139 IMG_1134 IMG_1132 IMG_1126IMG_1118 IMG_1116 IMG_1111 IMG_1110 IMG_1109

wajaale news kala soco qaybaha danbe  ee kusaabsan xaflad balaadhan

COMMENTS
LINKS