Halkan Ka Daawo Xisbiga Wadani Oo Ku Dhaw In Uu Khilaafka Dhex Abuurmay Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Oo Ka Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Halkan Ka Daawo Xisbiga Wadani Oo Ku Dhaw In Uu Khilaafka Dhex Abuurmay Iyo Gudoomiye Ku Xigeenka Oo Ka Hadlay
June 12, 2014 - Written by Editor:

hargeisa(wajaalenews)gudoomihaya ayaa shegay in ayna jirin cid kale oo ilaa hada tartan gali karaysaa ilainta laga gaadhayo in la dooranayo gudoomiye iyo murashax waxaana sidoo kale warar soo baxaya hadalka gudoomiye kuxigeenku ay sheegayaan in hada hogaanka xisbigu qaban qabinayaan xil ka qadis lagu smaynayo gudoomiye kuxigeenka koowaad ee xisbiga axmed muumin seed

wajaalenews

Hargeisa/office

 

COMMENTS
LINKS