|
|||||
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Xisbiga Kulmiye Oo Dhambaal Hambalyo Ah U Diray Shirka Beesha Araba Una Rajeeyay Guul.
June 13, 2014 - Written by Wariye:
Guddoomiye Muuse waxa uu u rajeeyey shirkaasi inuu noqdo mid si fiican ku dhammaado, kana soo baxaan go’aamo anfaca diinta, dalka iyo dadkaba. Sidaana waxa uu ku sheegay qoraal kooban uu warbaahinta diray caawa, kaas oo u dhignaa sidan; “Waxaan hambalyo iyo bogaadin u dirayaa shirka Afgarad saddex ee ka qabsoobay magaalada Balligubadle ee xarunta Gobolka Hawd, waxaan rajaynayaa inuu ku dhammaado bash bash iyo barwaaqo. Waxa kale oo aan u rajaynayaa inay ka soo bixi doonaan go’aamo anfaca diinta, dalka iyo dadkaba,” ayuu hadalkiisa ku soo ururiyey Muuse Biixi. Wajaale News Related posts:Badhasaabada Gobolada Gabiley, Maroodi jeex Iyo Awdal Oo siwada Jir Ubaabiiyay Beero Laga Samaystay ... 30 Guurada Madax-banaanida & Doorashadii Isku-sidkanayd Oo Indhaha Warbaahinta Caalamiga Ah Ku Soo J... Eng Saalax Oo Sharaxaad Ka Bixiyay Sobobta Uu Xiligan Uga Baxay Xisbigii Kulmiye Ee Uu Mudada Dheer ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|