Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi u Dirayaan Marxuum Axmed Xuseen kooshin oo Maanta ku Geeriyooday magaalada hargeisa;;;;;;;;; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhamaan Masuuliyiintan Waxay Tacsi u Dirayaan Marxuum Axmed Xuseen kooshin oo Maanta ku Geeriyooday magaalada hargeisa;;;;;;;;;
June 21, 2014 - Written by Editor:

INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN

HARGEISA(Wajaalenews);Dhamaan salaadiiinta waxgaradka wasiirada aqoonyahanka gobolka gabiley waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan geeridii Naxdinta lahayd ee ku timid marxuum axmed xuseen kooshin oo maanta ku geeriyooday magaalada hargeisa

Waxayna tacsidaau dirayaan qoyskiisa iyo qaraabadii u ka geriyooday iyo guud ahaanba shacbiga somaliland ,iyagoo marxuumka ilaahay uga barayay  janatul fardawsa geeyo

1;Suldaan Ismaaciil Suldaan Cabdiraxmaan

2;Wasiirka ganacsiga iyo maalgashiga calamiga ah Dr muuse qaasim Aw cumar

3;Wasiirka warshadaha abiib diiriye nuur

4;Afhayeenka madaxtooyada Axmed Saleebaan Dhuxul

5;Axmed Muxumed Cumar(Axmed talyaani)

6;Daahir Xaaji Muuse

7;Xuseen Jameeco

8;Xildhibaan Bashiir Sh, Xuseen tukaale

9;Xildhibaan Ibraahim Axmed Haybe

10;MUj maxamed xasan cabdilaahi (jidhif)

11;Nuur muxumed ducaale (nuuryare)

12; Maxamed cabdilaahi(m, siciid

Dhamaan masuuliyinta iyo hawladenada shabakada wararka ee wajaalenews waxay tacsi taa lamida u dirayan marxuum axmed xusen kooshin waxayna tacsidaa udirayaan gaar ahaan abokor iyagoo leh samir iyo iimaan aamin aamin

COMMENTS
LINKS