Dhalinyarada siyaasiyiin,waxgarad ka tirsan beesha subeer awal Oo Sheegay IN Aanay Ku Qanacsanayn Go,aankii Golaha Guurtida iyo xukuumada oo fara galin ku hayssay mudadii shirku socday; DAAWO SAWIRO | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dhalinyarada siyaasiyiin,waxgarad ka tirsan beesha subeer awal Oo Sheegay IN Aanay Ku Qanacsanayn Go,aankii Golaha Guurtida iyo xukuumada oo fara galin ku hayssay mudadii shirku socday; DAAWO SAWIRO
June 13, 2014 - Written by Editor:

Hargaysa(wajaalenews):-dhalinyarada siyaasiyiinta waxgarad ka tirsan Beesha subeer awal ayaa caawa shir balaadhan ku qabatay hutel crown ee magaalada hargaysa shirka oo lagaga hadlayay aayo ka tashiga beesha subeer iyo sidii loo diidi lahaa go,aankii dhinaca ka rar naa ee ay golaha guurtidu cadaalad darada ugu xukumeen khilaafkii xusbiga kulmiye ayaa bar yahanba waxay beesha subeer awal waday shirar ay kaga tashanayaan aayahooda siyaasadeed waxaana dabada kawada shirarkan dhalinyarada. haweenka iyo waxgaradka beesha

DSC07399DSC07397DSC07396

Waxaana intii aanu shirku bilaabmin duulaan xoogan kusoo qaaday baajinta iyo  hagardaamaynta hamsami u socodka shirka xukuumada oo adeegsanaysa ciidamo waxayna gabi ahaanba xidheen siku socodka iyagoo dhexda ka celiayay masuulinyiin culculus oo shirka ka qayb galilahayd;

DSC07395DSC07360DSC07395DSC07393

Dhinaca kale waxaa isna dusha lagaga xidhay masaajid uu ku tukanayay muj maxamed xaashi cilmi oo ahaa odoyaashii mesha ka hadlay waxana masaajidkii mardanbe cadadis ku saaray in mulkiilaha hudheelku jabiyo qufulkan ay xukumada adeegsatay.

DSC07390DSC07358DSC07357DSC07348DSC07359DSC07376DSC07342DSC07337DSC07345DSC07323DSC07406DSC07390DSC07372

 

Hargaysa Office

Wajaalenews.net

Email:habane00@gmail.com

Wariye:Abdiqadir Abdirahman Habane

COMMENTS
LINKS