Daawo ;Caawa iyo Muuqaalka Xaflada Qasriga Madaxtooyada ee Xuska 26june; daawo sawiro;;;; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo ;Caawa iyo Muuqaalka Xaflada Qasriga Madaxtooyada ee Xuska 26june; daawo sawiro;;;;
June 26, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA (WAJAALENEWS) ;Caawa waxay ku beegnayd xuska Sanad Guuradii 54aad ee ka soo wareegtay markii aynu xornimada ka qaadanay Boqortooyadii Ingiriiska.

Waxaaa caawa qasriga Madaxtooyada lagu qabtay Xaflad aad u qiimo badan oo ay dadweynaha, Cuqaasha, Ugaasyada, Sulaadiinta, Aqoon yahanka Haldoorka shacbiga, hay’adaha Dawlada Golaha Wasiirada, Kuxigeenadooda, Golayaasha Baarlamaanka iyo Guurtida  iyo guud ahaan shacbiga qaybihiisa kala duwan isugu yeedhay una qabtay xafladan oo sanad walba wakhtigan wakhtigiisa laga xuso Somaliland guud ahaan. Meel ay joogaan shacbga Somaliland Madaxweynaha Somaliland iyo Marwadiisa Marwo Amin Sheekh Maxamed Jirde waxa ay shacbiga reer Somaliland meel ay joogaanba ALLE uga baryayaa inuu u fudaydiyo Hawlahaaga.

Jawiga Xafladan oo caawa ahaa mid ka duwan kuwi hore marka loo eego xaga Daruuraha oo ku hooray  kuna da’ay intii aanu ku jirnay Xafkad

DSC_0010DSC_0016DSC_0029DSC_0037DSC_0039(1)DSC_0041(1)DSC_0041DSC_0051DSC_0056DSC_0061DSC_0065DSC_0068DSC_0087DSC_0109DSC_0114DSC_0133

COMMENTS
LINKS