Agaasimaha fulinta ururka umulisooyinka somaliland oo shir Caalamiya ka Qayb Gashay;Daawo Sawiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Agaasimaha fulinta ururka umulisooyinka somaliland oo shir Caalamiya ka Qayb Gashay;Daawo Sawiro
June 8, 2014 - Written by Editor:

AGAASIMAHA  FULINTA EE URURKA NURINKA IYO UMULISOYINKA  OO FAAHFAAHIN KA BIXINAYSA SHIR HEER CAALAMI AH OO AYKAGA QAYB GASHAY MAGACA   SOMALILAND WAXAANA XUSID MUDON SHIRKAN OO UU KA DHEXBABANAYAY CALANKA SOMALILAND

Hargeisa(Wajaalenews) ; Agaasimha Guud ee  ururka umulisooyinka somaliand MARWO FOSIYA MAHAMED ISMAIL

fowsiya  ismail.3fowsiya ismail.5(1)

AYaa ka warbixisay  Shir Caalamiya AH Ee sanad laha AH   Iyadoo kagaqayb gashay dalka czech rebuplic shirkan oo ah kii ugu horeeyey  ee somaliland magaceeda iyo calan keeda kaaga qayb qaadatay

Agasimaha  fulinta marwo foosiya ayaa  sheegtay in ay xubin buuxda kaheleen   urukan  umulisooyinka aduunka   oo sanad walba laqabto somaliand ay u tahay guul waxana sanad walba kasoo qayb gala aduunkoo dhan   shirkan oo socday  5 cisho

marwo fosiya mahamed  ismail oo guul wayn kasoo hoysay shirkan  waa wax lagu faano in  calanka somaliland iyo xubinimada ururkan ayay tidhi

fowsiya ismail

Waa markii u horeysay ee shir noocanoo kale uu si mugleh uga muuqdo calanka somaliland

COMMENTS
LINKS