|
|||||
WAJAALE NEWS
Xukumada Silaanyo wey bugtaa oo calanka Bristol laga taagay kamay qeyb gelin by Abdi Mustafe.
May 17, 2014 - Written by Wariye:Waa xukuumad aan shicibka ka xishoon oon wax sharafa dadkuna u hayn ah. Waa dowlad bugta oo weliba caban oon caqiibo lahayn. Labad xisbi mucaarad Waddani iyo Ucid dalka waa u daacad oo waa kuwaa Europe iyo Australia hawlo aanay dowladu qaban karin ka soo qabtey. Waa xukuumad aan shicibka ka xishoon oon wax sharafa dadkuna u hayn. Waxay ka soo hor jeesteen markii u horeysay ee calanka Somaliland carada ingiriiska laga saarey ee ma wax wanaaga ayaa laga filayaa dowladaa. Waa dowlad dumar iyo caruur iyo qaar aan aqoon lahayni wadaan oo Silaanyana isagu wuu gaboobay oo wax dalka ka socda iyo dibadiisaba lama socdo . Kol haday xukuumadu ka soo horjeedo hore u marka iyo dhaq-dhaqaaqa ictiraafka nolol uugumey talo gelin shicibka markaa ilaahay cimriga ha u soo gaabiyo dhamaan tood ba dadka iyo dalkuba wuu idinka reysan lahaaye Mustafe Abdi Related posts:Haddii Aynu Noqonay Ilmihii Yaraa(small baby)Ee Imaaraadka,Maxaa, Sadbursiga Diblumaasiyadeed Iyo Dh... Door-roonihii Da'dii Aan Ogaa: Mujaahid Maxamed Ibraahin Xirsi (Bashiir) 1956kii - 1987kii) Qormada:... Madaxweynaha Jsl Oo Tacsi Udiray Wasiirka Xanaanada Xoolaha Oo Xaaskiisii Ku Geeriyootay Magaalada H... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|