Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Xilal Cusb Magacaabay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xisbiga Mucaaradka Ah Ee Ucid Oo Xilal Cusb Magacaabay
May 4, 2014 - Written by Editor:
HARGEISA(Wajaalenews);Markuu Xisbiga Ucid Ku Qancey Kartida Iyo Hawlkarnimadooda,Waxaa Maanta Oo Taariikhdu Tahey 03-05-2014 uu War-Saxaafadeedkan Ku Magacaabey

War saxaafadeed :Ujeedo/Xilal Magacaabid

Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Waxaa Uu Warsaxaafadeedkan Ku Soo Saarey Maamulka Cusub Ee Laanta Finland

Sidaa Awgeed Xisbiga Cadaaladda Iyo Daryeelka Ucid Markuu Arkay Baahida Weyn Ee Loo Qabo In Dibu Habeyn Lagu Sameeyo Maamukii Hore Ee Laanta Finland

Markuu Xisbiga Ucid Ku Qancey Kartida Iyo Hawlkarnimadooda,Waxaa Maanta Oo Taariikhdu Tahey 03-05-2014 uu War-Saxaafadeedkan Ku Magacaabey

1.       Jamaal Maxamed Mahamud  (Gudoomiyaha Laanta Finland)

2.       Xassan Cumar  Hurreh                (Gudomiye Ku Xigeen )

3.       Cabdi Jamac  Axmed                      ( Xoghaye                       )

4.       Maxamed  Cismaan    Buux           ( Gudoomiyaha Dhalinyaradda Ee Laanta Finland

 

Gudoomiyaha Xisbiga Ucid

Eng: Faysal Cali Waraabe

COMMENTS
LINKS