|
|||||
WAJAALE NEWS
Waxaan Ku Hanbalyeynayaa Madaxweynaha Is Sharaxaada Marka Labaad Ee Uu Xaqa U Leeyahay
By Abdinaasir Maxamed Cabdi.
May 10, 2014 - Written by Wariye:Waxa si qurux badan ku so dhamaday Shirwenihii kulmiye laguna doortay Gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muse Biixi Cabdi , taaso uu ahaanayo Gudoomiyaha shanta sano ee so Loolan badan oo taagna hadal badan oo jiray waxa so afmeeray madaxweynaha Jamhuriyadda Somaliland Mudane ahmed maxamed mahamoud Silaanyo oo u taagan term kiisi labad inu isku so taago Jagadda mdaxweynimo ama musharaxnimo taaso Dustuurka Somaliland u dhigayo in uu madaxweyne kastaa laba jeer Qaban karo kursiga ugu sareeya ee wadanka . Hadaba waxan halkan hambalyo ugu dirayna hadi aanu nahay Dhamaan reer ahmed dhagax madweynaha Somaliland Ahmed mahamed mahamoud Silaanyo in u isa so sharaxo waan so dhwaynaynaa waxanan leenahay madax weyne tabasha kastoo taala waxan ka filaynaa inad xaliso , abaalna u dhigato Reer ahmed dhagax , Maalinti Baliguabdle la joogay abaal bay ku dhigteen maalintii Dorashadana abaal bay ku dhigteen waxanay kaga fadhiyaaan abaalkii inad gudo . Gudoomiye Muuse biixi waxan leyahay Intaanad odhan waxan u taganahay Musharxnimdda Jagada madaxweyna waxa wacan inad dib u eegto (vote) cod inte leeg bada heli karta , yaad cod kaga gaadhsiin kartaa . Waxaad ogata Dhamaan koonfur bari ilaa konfur galbeed ee Magaladda hargeisa wax abaal ah ood u dhigtay ama aad gashtay ma jirto in adiga wax lagu raaco moyane ninka han siyaasi lahi waxa uu si xikmad leh I ilaaliya eraydda ka so baxaaya afkiisa , waxaban odhan kara adiga malah waxa ka cod badan laha Wasiir samaale oo ilahay aftahanimo siiyay hadi aan laga reebi lahayn waxa hubaal ahayd inu ka qaadi laha kursi . Gunti iyo gabo gabadi waxan odhan laha eraygan aad moodo Mujaahid , rag badan oo Siyaasiin ahi oo aad magac iyo maamus ugu dhex leh umadda Somaliland se waxaad mooda inay cid gooniya tahay Mujaahidiin waxan leyahay qoladaas wali eraygas daba haysaa dadku waada mujaahid buu aha se imika hurmar iyo Aqoon baa shaqanaysee waxa iga talo ah in wax la barto oo qofka lagu qiimayo wax uu yaqaano maha Mujaahid baan ahaa iyo reer hebel baan kaso jeeda Marlabaad waxan hambalyo u diraynaa madaxweyne Qaranka Mudane ahmed mahamed mahamoud siilanyo Musharaxnimadiisa waan so dhawayna shanta sano ee soo socda Wa bilahi towfiiq Abdinasser Mohamed abdi COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|