Wasiirku Xigeenka Beeraha Somaliland oo Jaliyada Somaliland ee Dalka Qatar Kala Qayb Galay Xuska 18 May | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiirku Xigeenka Beeraha Somaliland oo Jaliyada Somaliland ee Dalka Qatar Kala Qayb Galay Xuska 18 May
May 24, 2014 - Written by Editor:

QATAR(Wajaalenews)Magallo madaxda dallka Qatar ayaa waxaa habeenkii xallay lagu qabtay munasabad si heersara loo soo agasimaya oo lagu xusayay maainta qaranka somailand18 may munasabadan ayaa waxaa ka soo qayb gallay wafti aad u miinsaan culus oo uu hor kacayo wasiir ku xigeenka beeraha somailand,munasabadan ayaa waxaa ka soo qayb galay bulashada qaybeheeda kala duwan hakaas oo lagu soo bandhigay maalintan qaranka somaliland 18 may ahmiyada ay ugu fadhidho qaranka somailand

Munasabaday xalay loogu dabaaldagayay maalinta qaranka somaliland ayaa waxaa ka hadlay masuliyiinta jaliyada somaliland ee dalka Qatar waxgarad aqoonyahay dhalinyarao culuma awdiin kuwaas oo dhamaantoot xusay siyaabo kala duwana uga sheegeyay maalinta qaranka somaliland u suntan ee 18 May

Waxaa sidoo kale wacadaro ka dhigay fananka waynee qaadiro jacayil oo habeenkaas bulshada dhamaan qiiro galiyay heesha wadanigaa ee uu goobta ku soo bandhigay

3(1)2

Wasiirku xigeenka beeraha somaliland iyo waftigiisa oo xalay  kala qayb galay munasabada 18 may jaliyada dalka Qatar ayaa u socday qaadhan ururinta wadada isku xidha gobolada togdheer iyo sanaag oo haatan wajigii koobaad dhismihiisu soconayo

 

Qaarka mida beelaha daga gobolka togdheer ee ku sugan dalka Qatar ayaa goobta kaga dhawaaqay qarashka ay kaga qayb qaadanayaan dhismaha wadada ceerigabo iyo burco isku xidha

 

Abdalla Abu Haniifa

Qatar Doha

14 Attachments

COMMENTS
LINKS