Wasiir cukuse oo lagu oryey madal uu hadal ka jeediyey+af-laagadooyin uu kula dul-kufay siyaasiyiin uu ka mid yahay cabdi raxmaan cabdi qaadir. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir cukuse oo lagu oryey madal uu hadal ka jeediyey+af-laagadooyin uu kula dul-kufay siyaasiyiin uu ka mid yahay cabdi raxmaan cabdi qaadir.
May 3, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa()wasiirka wasaaradda warfaafinta Somaliland cabdilaahi maxamed Daahir cukuse ayaa manta uu ad-keysan waayey dhaliilo tiro badan,oo ay siyaasiyiinta mu-caaridka ahii jeediyey xukuumada uu ka tir-san yahay.

Wasiirka warfaafinta oo ka hadlay munaasibad si weyn loo soo agaasimay oo ay soo qaban qaabiyeen ururka suxufiyiinta Somaliland ee solja kaaso lagaga hadlaayey sidii lo xoojin lahaa madax-banaanida xoriyadda saxaafadda maadaama oo ay manta ku began tahay saddexda may oo ah maalinta xoriyadda saxaafadda adduunka

Hadaba wasiirka wasaaradda warfaafinta oo maanta hadal kooban doonaayey inuu hadal ka jeediyo xuskaas.wasiirka ayaa isku qaaday.xeerka xaaran tahay ah ee ay dabada ka riixayso

“waxaan maanta doonayaa inaan iidin sheego in aanu diyaar uu nahay in arintii labadaa wargeys ee Haatuf Iyo Hubaal,lagu dhammeeyo dibeda oo xaal laga keeno oo aan aniigu kow ka ahaanno saaxaafadduna qayb ka ahaato ”sidaas markuu yidhii wasiirku ayaa madaashu isku bedeshay meel lagu oryo wasiirka oo hadalku ka lummay

Sidoo kale wasiirku waxaa uu weerar kula dul-kufay siyaasiyiin uu ka mid yahay cali Guray iyo cabdi raxmaan cabdi qaadir

Isaago hadalkiisu si watta waxaa uu yidhii”aniiga madaxweyne siilaanyo waxaa uu ugu yidhii waligaa ha uu jawaabin cali guray iyo ina cabdi qaadir  waayo waa caruurtayadii ayuu yidhii wasiirka oo beer laxow-sanaayoa siyaasiga inaa cabdi qaadir”

Wasiirka ayaa cadho kaga baxay madasha oo ahayd meel si weyn loogu canaantay xukuumadda isaago markii danbeena wasiirka uu debeda usoo bxaynaa waxaa uu dhego hadalka iyo han-jebaadkula dul kufay weriye Cabdi casiis bashiir Nuur oo ka hawl galla shabakadda warar ee xogreebnews.com-wuxuuna isaago garabka haysta cabdilaahi aadaan wayab iyo wasiirka ay  cay iyo af-lagaado aan ujeedaadu cadayn,balse lo malaynaayo inuu wasiirka ka tir-sanaayo maqaalo uu dhowr jeer u qoray weriyuhu isaago kale waxaa lo malaynaayo,ortii iyo qaylaadii uu kala kulmay xafladdi saxaafadda

COMMENTS
LINKS