WAR DEG DEGA DAGAALO XOOGAN OO KA DHEX QARRAY LABA BEELOOD OO KUDAGAALAMAY TUULADA BALANBALE OO WALI SOCDA IYO KHASAARAHA KA DHASHAY | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
WAR DEG DEGA DAGAALO XOOGAN OO KA DHEX QARRAY LABA BEELOOD OO KUDAGAALAMAY TUULADA BALANBALE OO WALI SOCDA IYO KHASAARAHA KA DHASHAY
May 14, 2014 - Written by Editor:

QORULUGUD(WAJAALENEWS);Dagaalo xoogan ayaa manta galinkii danbe ka qarxay tuulada balanbale oo ku dhaw qorurylugud dagaalkan ayaa wuxu dhexmaray laba beelood oo wada dega degaankaa isku dhaca labadan beelood ayaa waxa sobobay kadib markii beesha buuhoodle degtaa ay dil kula kaceen nin xoolo dhaqato oo kazoo jeeda dhinaca beelaha burco

Wararka aanu kahelayno tuulada balanbale ayaa sheegay in inta hada la og yahay ay ku dhinteen hal qof oo kazoo jeeda beesha habarjeclo iyo laba qof oo dhinaca buuhoodle ah walina dagaalu wuu socdaa halkaasi oo uu gabalku isku gu dhacay

Lama ogo xaladu halka ay kudanbaydoonto waxaana lafilayaa in ay soo kala gaadhaan ciidamada qarankA Somaliland eek u sugan agagaarka tuulada qorulugud

Wixii kazoo kordha kalasoco wajaalenews,net

Wajaalenews desk

Email;wajalenews@gmail.com

COMMENTS
LINKS