|
|||||
WAJAALE NEWS
URURKA SUXUFIYIINTA SOMALILAND SOLJA OO HAMBALYADA UDIRAY XUSKA MALINTA SAXAFADA XORTA EE DUNIDA
May 2, 2014 - Written by Editor:HARGEISA9Wajaalenews);UrurkaSuxufiyiinta Somaliland SOLJA waxauuHambalyo u dirayaaDhamaanHawlwadeenadaSaxafadaee Ku NoolDaafahaDunidaSidakuwaQaarada Africa, KuwaAfsoomaligakuHadla, kuwaWadamadaJaarkaiyoGaarAhaankuwa Somaliland, Waxaan Ku HambalyaynayaaXuskaMaalinta loo AqoonsadayMaalintaXoriyadaSaxaafadaDunida(World Press Freedom Day) ookuBeegan3 may 2014oolagaXusoDunida,oodhanwaxaanadalkeenalaguxusidoonaamagalada Hargeisa MaanSoor Hotel. Ururka SOLJA waxauuDhamaanRajaynayaaGuudahaanSuxufiyiintaiyoQoysaskoodaba in IlaahaynabadQabkuGaadhsiiyoSanadkaSanadkiisaiyo in ay Hawlahooda u GutaansidauguHaboon Mar-KastibaiyoXaalad-Kastiba.
ALLAA MAHAD OO DHAN ISKA LEH
Gudoomiyaha SOLJA XASAN MAXAMED YUUSUF Related posts:Wasaarada Duulista Iyo Hawada Somaliland Oo Markii Ugu Horaysay Ka Hadashay Hakadka Ku Yimid Duulima... “Reer WADDANI Waxaan Leeyahay Doorashada Udiyaar-garooba,Waxana Innaga Reeban Hadallada Xanafta Leh,... Daawo:Maamul Goboleedka Puntland Oo Sheegay In ay Xayireen Garoonka Diyaaradaha Buuhoodle Kuna Baana... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|