TACSI,Boqor Muxumed Geele Seed Isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka guud ahaan gobolka gabiley waxa uu Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii u ka baxay marxuum Caaqil maxamed warsame seed | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
TACSI,Boqor Muxumed Geele Seed Isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka guud ahaan gobolka gabiley waxa uu Tacsi u dirayaan qoyskii iyo qaraabadii u ka baxay marxuum Caaqil maxamed warsame seed
May 26, 2014 - Written by Editor:

INAALILAAHI WA,INAA ILAYHI RAAJUCUUN

HARGEISA(Wajaalenews);DHamaan dadkan hoos ku qoran waxay tacsi tiiraanyo leh u dirayaan gerida naxdinta leh ee ku timid marxuum caaqil maxamed warsame seed (indhayare) caawa  ku geeriyoday magaalada gabiley laguna aasi doono magaalada  hargeisa maalinta bariya

dhamaan  bahda qadhanka culimada. xildhibaano waxay tacsi u dirayaan oo kala ah

suldaan ismaciil suldaan cabdiraxmaan

Boqor muxumed geele seed

cheif caaqil dayib cabdi ciidle amaan

caaqil maxamed cabdi qowdhan

Oday xaashi cismaan dhoolal

Sheikh Cabdiqaadir Carab warsame

Xildhibaan Bashiir SH, xuseen tukaale\

Xildhibaan ibraahim axmed haybe

Eng Xaashi Cumar Cige

Mustafe saleeban cilmi

Cumar madar muuse

maxamed axmed geele

xuseen cilmi warsame

xuseen ciro

cabdikarim muxumed xasan( qaamuuska)

Iyo dhamaanba masuuliyinta wajaalenews hawlwadeenadeeda waxay tacsi taa lamida u dirayaan marxuum caaqil maxamed warsame seed (indhayare)

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

 

dhamaan dadkaasi waxay ilaahay uga baryayaaan in janatu fardawsa ilaahay geeyo ehelkiisiina samir iyo iiman kasiiyi aamin aamin

 

COMMENTS
LINKS