|
|||||
WAJAALE NEWS
Siyaasadd Xumo Iyo Maamul Xumo Ayaa Ka Taagan magaalada Berbera” Gudomiyaha Xisbiga UCID Ee Gobolka Saaxil
May 16, 2014 - Written by Editor:Berbera(Wajaalenews)Guddoomiyaha Xisbiga Mucaaridka ah ee UCID Marwo Roodda Axmed Yaasiin ayaa sheegtay inay Nidaam maamul xumo ay ka jirto Magaaladda Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxi u diyaar-garowga Munaasibadda 23-aad ee la soo noqoshadda gooni isu-taaga Qaranimadda Somaliland ee 18 May. Roodda Axmed Yaasiin Oo Warbaahinta Kula Hadashay Magaaladda Hargeysa Ayaa, Waxa Hadaladeedii Ka Mid Ahaa ”Siyaasad Xumo Iyo Maamul Xumo Ayaa Ka Taagan Magaalada Berbera Waxa Loo Diyaar Garoobaya Maalinta 18 May Waxay Ahayd Maadamo Berberi Magaalada Ugu Dhaqalaha Badan Tahay In Dhaqdhaqaaqeedu Cirka Maro Oo Gobolada Kale” Waxaanay Intaas Ku Dartay “18 May Waxay Inoogu Jirtaa Maal-Maha Ugu Weyn Ee Umadduhu Samaystaan, Maantana Waxa Ka Jira Berbera Dhaliilo Badan 18 Mayna Waxa Noqotay Wax Ay Dalawddu Isku Cuno-Duubto”
Wajaalenews.net Hargeisa/office Related posts:Xisbiga Waddani oo Soo Bandhigay Mawqifkiisa Doorashada, Ismariwaaga Xisbiyada iyo Koomiishanka Maayirka Magaalada Gabiley Oo Agab Buugaag ah Kala Wareegay Qoys Qurba Joog Ah Oo Ku Dhaqan Dalka Au... Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland oo Xafiiskiisa ku qaabilay wefti uu hogaaminaayo Safiir ku xige... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|