ODay Dhaqameedkii ka socday Somaliya oo Saaka Makhraati ka Noqday Sida shacabka Somaliland ugu heelan yihiin Madaxbanaani. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
ODay Dhaqameedkii ka socday Somaliya oo Saaka Makhraati ka Noqday Sida shacabka Somaliland ugu heelan yihiin Madaxbanaani.
May 18, 2014 - Written by Editor:
HARGEISA(Wajaalenews);Odeyaal Dhaqameedkii ka socday Dalka Somaliya oo saaka ka qaybgalay Xuska 18-May ayaa aad ula dhacay wacdarihii lagu soo bandhigay, iyada oo la arkayey sida ay ula yaaban yihiin nabadgelayda horumarka dalka Somaliland ka Hirgalay.
Waxa kale oo ay ka yaabeen Horumarka balaadhan ee bulshada Somaliland xag nabad ka gahay.

Dhamaan umadaha calamka ayay tani u tahay dhoolo tus iyo waliba muujinta qadiyada umada somaliland sida ay uga go,on tahay madaxbanaanideeda

odayaal hawiye

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS