Magaalada Hargeisa Oo Si Wayn Loogu Diyaar Garoobayo Xuska Maalinta Lasoo Noqoshada Qaranimada Somaliland Ee 18ka May | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Magaalada Hargeisa Oo Si Wayn Loogu Diyaar Garoobayo Xuska Maalinta Lasoo Noqoshada Qaranimada Somaliland Ee 18ka May
May 16, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa(wajaalenews)Guud Ahaaba Waxa Magaalada Hargeisa Si Wayn Looga Diyaar Garoobayaa Xuska Maalinta Lasoo

DSC02114

Noqoshada Qaranimada Somaliland Ee 18ka May Oo Sanadkasta Laga Xuso Guud Ahanba Dalkani Somaliland,

DSC02091

Waxaana Magaalada Hargeisa Iyo Nawaxigeeda Aad Ku Arkaysaa Iyada Oo Meel Walba Lagu Xardhay Astaanka Qarankani Leeyahay Ee Calanka Jamhuuriyada Somaliland,Waxaanad Ku Arkaysaa Badhtamaha Suuqayada Kala Duwan Ee Magaalada Astaamo Kala Duwan Oo Lagu Waynaynayo Maalintan Oo Lagu Dhajiyey Meheradaha Hortooda Taasi Oo Ay Amar Ku Bixisay

DSC02083

Dawlada Hoose Iyada Oo Ay Taasi Dheer Tahay Gaadiid Kala Duwan Oo Iyaga Laf,Ahaantooda Lagu Xardhay Calanka, Sidoo Kale Waxa Iyadna Suuqa Badhtamaha Hargeisa Lagu Kala Iibsanayaa Calanka Somaliland Oo Qiimahiisu Maalinba Maalinta Ka Danbaysa Uu Kor Usii Kacayo, Waxaana Ay Dadwaynuhu Kuyuu Ugu Jiraan Sidii Ay U Iibsan Lahayen Calanka Oo Astaamo Kala

DSC02100

Duwan Laga Sameeyey , Sidoo Kale Xarumaha Dawlada Gaar Ahaan Sida Wasaarada Baananka Iyo Hay,Adaha Madaxa Banana Ayaa Waxa Lagu Dhajiyey Laydhadh Kala Duwan Kuwaasi Oo Iyagu Habenkii Ka Dhigay Guud Ahaanba Hargeisa Midab Aad U

DSC02081

Qurxoon, Degmooyinka Kala Duwan Ayaa Iyaguna Dadaal Ugu Jira Sidii Ay Dabo Gal Ugu Samayn Lahaayeen Meheradaha Aan Iyagu Calanka Ku Dhejin Goobahooda Ganacsi.

Wajaalenews.net

Hargeisa/office

COMMENTS
LINKS