Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Silaanyo, waxa Oo tacsi u diray Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtii ay ka baxday Marxuuma Cambaro Jaamac Cali | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha JSL Mudane, Axmed Silaanyo, waxa Oo tacsi u diray Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtii ay ka baxday Marxuuma Cambaro Jaamac Cali
May 11, 2014 - Written by Editor:

TACSI MADAXWEYNE IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland, Mudane, Axmed Maxamed Silaanyo, waxa uu tacsi u dirayaa Qoyskii, Qaraabadii, Ehelkii iyo Asxaabtii ay ka baxday Marxuuma Cambaro Jaamac Cali oo ahayd Hooyadii dhashay Cali Marshaal, ALLe ha u naxaristo isnee. Marxuumada Oo lagu aasay Magaalada Hargeysa, 11.05.2014.

Sidoo kale waxa uu Madaxweynuhu tacsi taasi la mid ah u diraayaa Reer Xaaji Muxumed Guuleed.

Madaxweynuhu waxa uu  Marxuumada ALLE uga baryayaa inuu naxariistii Janno ka waraabiyo, Qoyskii, Eheladii, Qaraabadii, iyo Asxaabtii ay ka baxdayna Samir iyo Imaan ha ka siiyo.

IN-NAA LILLAAHI WA IN-NAA ILAYHI RAAJICUUN

 

Axmed Saleebaan Maxamed (Dhuxul)
Af-hayeenka Madaxtooyada JSL.

COMMENTS
LINKS