Madaxwayne Siilaanyo Oo Xalay U Hoyday Magaalada Barbera Safar Aan LaOgayn UJeedadiisa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwayne Siilaanyo Oo Xalay U Hoyday Magaalada Barbera Safar Aan LaOgayn UJeedadiisa
May 9, 2014 - Written by Editor:

BARBERA(Wajaalenews);Madaxwaynaha Somaliland siilanyo ayaa xalay u hoyday magaalada barbera ee gobolka saaxil taasi oo aan cidi ku wehelin safarka madaxwaynaha islamarkaana cidi aanayn ogayn u jeedada safarka madaxwaynaha.

Wararka aan ka helayno magaalada barbera ayaa noo xaqiijiyay in madaxwaynuhu u hoyday barbera isla saakana uu ku kalahay bada barbera oo uu kusoo dabaashay iyadoo hore bala week ka hor isdaasi oo kale uu u tagay bada barbera halkaasi oo uu howlo cafimaad u tagay

Macada ujeedada safarka siilaanyo oo marwalba mudooyinka ah mid dhuumasho ah ayaan caday hada waxa keenay e rasmiga ah

Waxa jkale oo in wararku ku darayaa in uumaanta galinkii danbe u soo guryo noqday  dhinaca magaalada hargeisa ee uu kuyaalo qasriga looga taliyo somaliland

 

WAJAALENEWS DESK4147006

BARBERA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS