Maamulka gabiley oo dib u dhac ku keenayXaflad lagu xusayay madaxwaynihii hore ee somaliland m.i. cigaal oo gabiley ka qabsoontay .caawa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Maamulka gabiley oo dib u dhac ku keenayXaflad lagu xusayay madaxwaynihii hore ee somaliland m.i. cigaal oo gabiley ka qabsoontay .caawa
May 5, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(WAJAALENEWS);Magaalada gabiley oo ah meeshii ugu horaysay ee laga xuso sanad guurada madaxwaynihii hore ee somaliland marxuum maxamed xaaji ibraahim cigaal islamarkana looga sameeyay gob waynu oo lagu maamusay macalinki somliland cigaal taasi oo markii u horaysay uu ku qabtay muj yaxye xaaji ibraahim warsame alle ha u naxariistee ,marwalba oo ay tahay 3mayna looga diyaar garoobu jiray ayaa waxaa dooranka kasoo baxday arin ugub ku ah gobolka gabiley taasi oo ay ku ka ceen maamulka gobolka iyagoo gabi ahaanba diiday hoolkii dawlada hoose oo lagu xusi jiray iyagoo marki horena ay balanqaadeen inay xaflada qabayaan kharashkana iyagu  bixinayaan  ayaa marki dabe xaalkodu is badalay qabashadaaye waxay xidheen hoolkii taasi oo xafladii xuska marxum cigaal ku kentay dib u dhac sobobay in uu iskaga imaado sheekha wayn ee somalilnd sheekh aadan xaji maxamuud xiiray(aadan siiro) o isagu u tagay xuska xafladan inuu kala qaybgalo reer gabiley

Xili danbe ayaa caawa xafladaasi oo sifiican uga qabsoontay magaalada gabiley waxaana ka hadlay caaqil maxamed cabdilaahi xareed (weerar) oo sheegay inay dadwaynaha ka raali galinayaan habsanka xafladaa iyo dibinbaadyada mamulka gabiley waxa kale oo uu sheegay inay sanadka danbe iyagu qabanayaa xuska marxuum cigal ka reer gabiley ahaan  kharashkana iyagu qabaan

Waxa kale oo ka hadlay dadbadan okana jeediyay hadalo lagu xusuusto marxuum cigaal iyo dhaxalka uu uga tagay reer somaliland;   Sidaasi waxaa  yidhi midka mida qabanqaabiyayaashii xaflada oo magaciisa kusoo koobay maxamed cali

WAA MARKII UGU HORAYSAY EE MAAMULADII GABILEY SOO MARAY KASOO BAXAAN MASUULIYIIN SIDANA GABILEYNA WAXAA LAGA GARTAA WAXA AY XUKUUMADU DIIDAN TAHAY AYAA IYAGA LOO DIRAA, WAXAYNA KUU CADAYNAYSAA IN XUKUUMADA SIILAANYO KA XUNTAHAY IN LASOO QAADO CIDKASTA OO IYAGA UMADAN UGA WANAAGSANAA WAA NUSQAANAHA SIILAANYO KU HABSADAY 

 

WAJAALENEWS DESK

GABILEY OFFICE

EMAIL.WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS