Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qaban qaabinta Xusaska iyo Xafladaha Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab)waxay guud ahaan Umada islaamka ku wargelinaysaa in ay fooda inagu soo hayso Munaasibadii Layla-tul All israa Walmiciraaj, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qaban qaabinta Xusaska iyo Xafladaha Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab)waxay guud ahaan Umada islaamka ku wargelinaysaa in ay fooda inagu soo hayso Munaasibadii Layla-tul All israa Walmiciraaj,
May 23, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qaban qaabinta Xusaska iyo Xafladaha Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab)waxay guud ahaan Umada islaamka ku wargelinaysaa in ay fooda inagu soo hayso Munaasibadii Layla-tul All israa Walmiciraaj,oo ah Habeenkii Muxamed la dheelmiyey  Munaasibadan oo ah mid Qaaliya isla markaana mudan Xus iyo Weynayn gaara ayaa  waxay ku beegantahay /27 Rajab 1435 oo waafaqsan /28 Bisha May 2014-ka

 

Munaasibadan Layla-tul All israa Wal-miciraaj oo ah Munaasibad qiimo iyo qaaya leh oo ay muhiim tahay in qof kasta oo islaam ahi kaalin Mug iyo miisaan leh ka qaato uguna mudan Xaflad la Xuso.

Hadba Jimciyada Waxbarashada Diinta iyo Qaban qaabinta Xusaska iyo Xafladaha Diiniga ah ee (Jimciyatul Axbaab) waxay ku leedahay Xus oo Xasuuso Layla-tul All israa Wal-miciraaj

 

Allah Mahadleh                                                      

Gudoomiyaha Jimciyatul Axbaab Sayid Maxamed Sayid Cabdilaahi

 

HARGEISA OFFICE

WAJAALENEWS DESK

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

 

COMMENTS
LINKS