Halkan Ka Daawo : prof Axmed Ismaa’iil Samatar Oo Khudbad U Jeediyey Jaliyadda Somaliland Ee Wadanka Norway.
May 19, 2014 - Written by Editor:
WAJAALENEWS;Kulankan uu Profaser Axmed Ismaa’iil samatar layeeshay Jaliyadda Somliland Ee Wadnkasi ayaa ahaa kulan aad u xiiso badan . Oo bulshadda halkaas ku dhaqan kagala qayb galy munasibadda 18 may waxa uu bulshadda kala hadlay waxyabaha kala duwan hadaba khudbadda iyo sidii ay u dhacday halkan kaga bogo.