Halkan Ka Daawo Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka Hadlay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Xusbiga KULMIYE –
May 27, 2014 - Written by Editor:
HARGEISA(Wajaalenews); Halkan Ka Daawo Boobe Yuusuf Ducaale oo Ka Hadlay Halka Uu Salka Ku Hayo Khilaafka Xusbiga KULMIYE -Islamarkaana bulshada u iftiimiyay halka ay salka ka dhiladay xal u helida kulmiye