|
|||||
WAJAALE NEWS
Guud Ahaan Gobalada Iyo Dagmooyinka Somaliland Oo Maanta Si Balaadhan Looga Xusay Sanad Guurada 23-aad Ee Xuska 18-Ka May Iyo Dabaal Dagyadii Ka Dhacay Magaalada Hargaya Daawo SAWIRO.
May 18, 2014 - Written by Editor:Hargaysa(Wajaalenews):-Waxaa maanta si balaadhan guud ahaanba Gobalada,Dagmooyinka Iyo Tuulooyinka Somaliland loogu dabaal dagay Xuska Sanad guurada 23-aad ee ku began xiligii ay Shacbiga reer Somaliland ay Xornimadoodii luntay 1960-kii ay dib ugala soo noqdeenSomaliya ee Xuska 18-ka May. Waxaana dhamaanba ay shacbi waynaha ku dhaqan gudaha Somaliland ay isagu soo baxeen goobaha loo asteeyey in ay ku xusaan maalintan aadka u qaaliga ah iyada oo ay kala qayb galeen madaxda dalka ugu saraysa iyo sida oo kale marti ka socotay dalal badan oo aduunka.
Related posts:Hogaanka Xisbiga Waddani Oo Kormeer ku Maray Goobaha Diwaangalinta Ka Socoto Deegaanada Cadaadley DAAWO;-Maamulka Dawlada Hoose Oo Soo Kormeeray Mashaariic Ay Ka Hirgaliyeen Magaalada Gabiley Iyo Ka... Masjidka Cali Mataan Oo Lagu Soo Gabo Gabeeyay Tartanka Quraanka Bisha Ramadaan Iyo Abaalmarino La G... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|