Gudoomiyaha Xusbiga Ucid Mudane Faysal Cali Waraabe Oo Si Cad U Bartelmaameedsaday Muuse Biixi Hadii Looga Hadho Musharaxnimada. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Gudoomiyaha Xusbiga Ucid Mudane Faysal Cali Waraabe Oo Si Cad U Bartelmaameedsaday Muuse Biixi Hadii Looga Hadho Musharaxnimada.
May 11, 2014 - Written by Wariye:

Gudoomiyaha Xusbiga Ucid Mudane Faysal Cali Waraabe Oo Si  Cad  U Bartelmaameedsaday Muuse Biixi Hadii Looga Hadho Musharaxnimada Inay Ka Guulaysan Karaan,Waxaanu Kaloo Cadeeyey Haddii Mudane

Axmed Siilaanyo Uu Tartamo Markan Inaan Wax Guulaysi Layidhaahdaa Ucid Ilaabidoono

Sidaa Awgeed Mudane Faysal cali Waraabe Wuxuu Shacabka Ka Codsaday In Badaxweynaha

Kaabad looga Dhigo.

Haddi Taa La Waayo Wuxuu Yidhi Wuu Najiidhayaa Aanaga Iyo Wadaniba Isagoo Macnihiisu

Ahaa Illaahoow Cadowgayaga Cadow Kale Ku Salid.

Haalku Markuu Sidaa U Dhacay Waxay shacabku Ugu Jawaabeen Mudane Faysan Iyagoo Ku

Xisaabtamaya Wax Qabadkii Dawlada Siilaanyo Oo Ahayd Mid Wax Cad U Qabatay Shacabka

Iyo Dalkaba Mudane Faysaloow Hadda Wax La Hubo

Baanu Gacanta Ku Haynaa Haddii Aanu

Siilaanyo Doorano Shanta soo Socda Oo Uu Intii Uu Hore Noogu Sameeyey In Le,eg Ku Daro

Dalka Oo Dhami Wuxuu Noqonayaa Dal Talaabo Cad Caalamkana La Jaan Qaada Lakiin Adiga

Wax Qore Oo Aad Balan Qaaday Oo Aad Samaysay Kaamaanu Arkin Sidaa Awgeed Balanta

Siilaanyo Waa  Mid Waafi Ah,wuxuu Noo Balan Qaadona Waa Mid Ka Dhabeeya Markaas

Dalkan Oo Wax Badan U Baahan Awgeeg Baqtiyaanasiib Kulama Ciyaari Karo

ee mudane faysal raali ahow waa inoo teeramka 3 aad

insha.allaah sjl.guul iyo Gobanimo

by xaaji xiirane

COMMENTS
LINKS