Garyaqaan Muuse Yuusuf oo ka mid ah xubnaha u dooda xuquuqal iinsaanka ayaa waxa uu ummada jecel cadaalada ugu baaqayaa in ay ka dhiidhiyaan faragelinta ay xukuumadda Siilaanyo ku hayso madaxbanaanida Garsoorka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garyaqaan Muuse Yuusuf oo ka mid ah xubnaha u dooda xuquuqal iinsaanka ayaa waxa uu ummada jecel cadaalada ugu baaqayaa in ay ka dhiidhiyaan faragelinta ay xukuumadda Siilaanyo ku hayso madaxbanaanida Garsoorka
May 11, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(WAJAALENEWSGaryaqaan Muuse Yuusuf oo ka mid ah xubnaha u dooda xuquuqal iinsaanka ayaa waxa uu ummada jecel cadaalada ugu baaqayaa in ay ka dhiidhiyaan faragelinta ay xukuumadda Siilaanyo ku hayso madaxbanaanida Garsoorka oo uu ku sheegay in aan la sii daawan karayn halka cadaalada iyo arrimaha garsoorku uu marayo maanta

garyaqaan muuse

 

garyaqaanku waxa uu xusay in arintani aanay khusayn dhan kaliya balse ay tahay mid cid kasta oo bulshada kamid ah loola iman doono haddii aanay hadda ummadu ka kicin oo aanay diidin in cadaalada iyo garsoorku cid kaliya u adeegaan

 

COMMENTS
LINKS