|
|||||
WAJAALE NEWS
Duufaano Iyo Dabaylo Xoogan Oo Ku Dhuftay Dalka Maraykanka+Sawiro.
May 1, 2014 - Written by Wariye:America(wajaale News):-Sida ay wararku sheegayan Duufaanno iyo dabeylo xooggan ayaa ku dhuftay gobollo ka tirsan dalka Mareykanka, Illaa iyo hadda lama sheegin cid wax ku noqotay duufaanta iyo dabeylahani is wata ee ku dhuftay gobollo ka tirsan dalka Mareykanka. Wajaale News Related posts:Ciidanka Dab Damiska Jsl Oo ka Warbixiyay Tirada Dadka Iyo Gaadiidka Ay Kasoo Badbaadiyeen Daadka! Shirkada DP World Oo Wasiirka Ganacsiga Jsl Ku Eedaysay In Uu Ganacsatada Kale Uga Xaglinayo Shirkad... Xildhibaano,Dhalinyaro Iyo Haween Si Adag Uga Hadlay Xadhiga Siyaasiyiinta Xisbiyada Mucaaridka Ah E... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|