|
|||||
WAJAALE NEWS
DHAMAAN DADKAN HOOS KU QORAN WAXAY TACSI U DIRAYAAN MARXUUMAD XALIIMO MUXUMED MIRE
May 16, 2014 - Written by Editor:Dhamaan dadkani hoos kuqoran waxay tacsi Tiiraanyo leh udirayaan cabdi wadaad oo hoyadii ku geeriyootay magaalada hargeisa marxuumad xaliimo muxumed mire waxayna leeyihiin dhamaan ehelkii iyo qaraabadeediiba samir iyo iimaan Aamin Aamin Aamina muxumed mire Maxamed ibraahim maxamuud Caasha ibraahim maxamuud Xaawo ibraahim maxamuud Yuusuf ibraahim maxamuud Foosiya ibraahim maxamuud Mahdi ibraahim maxamuud Daahir ibraahim maxamuud Nimco ibraahim maxamuud Nuura ibraahim maxamuud Aabo maxamuud cumar cabdi Adeero xasan abdi duule Hooyo kawsar muxumed ibraahim Caasha muxumed yuusuf Cabdiqani maxamuud cumar
Related posts:Filashada Siilaanyo iyo foolxumadda muuqata Qaybtii 4-aad: Radio-gii Qaranka ee lacagta badan la gal... Xukuumada Siilaanyo Maxaa Laga Siyaa Haweenka Sama-falka:Faduumo Siciid Waa Hal-door Somaliland. Guddoomiyaha Xisbiga KULMIYE Oo Tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Alle Ha U Naxariistee Xog-hayihii Ur... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|