|
|||||
WAJAALE NEWS
Dawlada UK Oo Si Rasmiya Ugu Dhawaaqday Madnuucida Ka Ganacsiga Qaadka
May 14, 2014 - Written by Editor:LODON(WAJAALENEWS);Dawlada Ingiriiska ayaa waxa ay ku dhawaaqday gebi ahaanba in dalkeeda inay joojisay ka ganacsiga mukhaadaraadka Jaadka. Fadhi baarlamaanka UK ay yeesheen maanta ayaa waxa cod gacanta u taagay 261 xildhibaan oo ansixiyay mamnuucida cunida iyo ka ganacsiga Jaadka. Waxa xeerkan si toos ah loo dhaqan gelindoonaa bisha July Koowdeeda Iyada oo maanta lagu arkaayay goobaha lagu soo dejiyo Jaadka waraaqo lagu dhejiyay gaabahaas oo tilmaamaya in ka ganacsiga qaadka in laga mamnuucay magaalada London iyo guud ahaanba dalka UK Related posts:War Deg Deg Ah; Taliyihii Ciidanka Booliska Somaliland Oo Goor Dhawayd Ku Geeriyooday Magaalada Harg... DAAWO; Wajigii Labaad Ee Nabadaynta Beelaha Ceel-Afwayn Oo Lasoo Gabo Gabeeyay Iyo Nuxurka Qodobada ... Wasiir hore oo ka tirsanaa xukuumadii madaxwayne Silaanyo oo sheegay in uu u tartamayo xilka gudoomi... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|