|
|||||
WAJAALE NEWS
Burco: Mid ka mid ah Aasasayashii Kulmiye Oo Silanyo Ugu Baaqay inuu Hogaanka Xisbiga faraha kala baxo Oo Aanu isku Halayn Wasiiro Aan Dadkooda Taageero ka haysan.
May 29, 2014 - Written by Wariye:Burco (Wajaale News) :-Siyaasi Axmed Cige yare Maxamed oo ka mid ah Aasaasayaashii Xisbiga Kulmiye ayaa maanta shir Jaraa’id oo uu ku qabtay Magaalada Burco waxa uu kaga hadlay Khilaafka Kulmiye,waxaanu madaxwaynaha ugu baaqay inaanu Maqlin wasiiro aan iyaguba reerahooda taageero ka haysan,sidoo kale waxa uu sheegay in faraha looga qaado Hogaanka Xisbiga kulmiye, ayaan doonayaa inaan ka hadlo,Madaxwaynihii dalka Somaliland iyo Gudoomiyihii Xisbigaa la kala yahay,Muuse Biixi waxaa loo doortay inuu xisbiga hogaamiyo shanta sano ee socda inuu hogaamiyo,madaxwaynahana waxaa loo dooratay shan sano shantii sanona waxa yar baa u hadhay,waxaan leeyahay nin walba mansabkiisa ha lagu ixtiraamo,muuse dariiqiisii buu haystaa oo ku egyahay,Axmed isagoo hadalkiisii sii wata waxa uu yidhi” Hargaysa Office Related posts:“Waa Maayarkii Uhoreeyay Ee Ilaahay Garansiiyo In Uu Xabaalaha Nadiifiyo Sodonkaa Sano”Sheekh Aadans... DAAWO; Boqor Buurmadow Jawaab Adag Ka Bixiyay Eedaymo Uga Yimid Masuuliyiin Xukuumada Madaxwayne Bii... Shirkii Golaha Wasiirradda Somaliland Oo Lagaga Dooday Maalgashiga, Amniga Iyo Dhamaystirka Mashaari... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|