Badhasaabka gobolka gabiley oo tacsi tiiranyo leh u diray, caaqil maxamed warsame seed(indhayare) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaabka gobolka gabiley oo tacsi tiiranyo leh u diray, caaqil maxamed warsame seed(indhayare)
May 26, 2014 - Written by Editor:

GABILEY(Wajaalenews);Badhasaabka gobolka gabiley mustafe cabdi ciise (shiine) isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka guud ahaan gobolka gabiley waxa uu tacsi tiiranyo leh u dirayaan qoyskii , qaraabadii iyo guud ahaanba bulsho waynta reer gabiley,

Isagoo ka tacsiyadaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum caaqil maxamed warsame seed oo caawa ku geeriyooday magaalada gabiley wuxuuna qoyskiisa iyo qaraabadiiba ilaahay uga barayay in samir iyo iiman kasiiyo isagana janatul fardawsa geeyo aamin aamin

COMMENTS
LINKS