|
|||||
WAJAALE NEWS
Badhasaabka gobolka gabiley oo tacsi tiiranyo leh u diray, caaqil maxamed warsame seed(indhayare)
May 26, 2014 - Written by Editor:GABILEY(Wajaalenews);Badhasaabka gobolka gabiley mustafe cabdi ciise (shiine) isagoo ku hadlaya magaciisa iyo ka guud ahaan gobolka gabiley waxa uu tacsi tiiranyo leh u dirayaan qoyskii , qaraabadii iyo guud ahaanba bulsho waynta reer gabiley, Isagoo ka tacsiyadaynaya geeridii naxdinta lahayd ee ku timid marxuum caaqil maxamed warsame seed oo caawa ku geeriyooday magaalada gabiley wuxuuna qoyskiisa iyo qaraabadiiba ilaahay uga barayay in samir iyo iiman kasiiyo isagana janatul fardawsa geeyo aamin aamin Related posts:Dagaal Ciidamada Somaliland Iyo Punthland Ku Dhex Maray Deegaano Kamida Gobolka Sanaag Iyo Wararkii... Badhasaaba Gobolka Gabiley Oo Xadhiga Ka Jaray Mashaariic Dawlada Hoose Ka Hirgalisay Deegaanka Kidi... China:- Waa Maxay Ujeedada Wafti ka Socda Jamhuuriyada Somaliland oo Socdaal Shaqo ku tegey Dalka Ch... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|