|
|||||
WAJAALE NEWS
“Axmed Siilaanyo Waxyaabaha Uu Igula Talin Jiray Waxa Ka Mid Ah, Reerka Habar Awal La Yidha Hala….” C.Raxmaan C.Qaadir.
May 23, 2014 - Written by Wariye:
“Waxay dadku kaaga jeedaan waa Haatuf iyo Hubaal haddii labadaa la waayo oo aad dadka afka ka xidho fadhiyi maysid oo dadku kaa joogi maayaan ee waa inaad sida ugu dhakhso badan u soo daysaa,soo daa ayaan ku leenahay waxay ku xidhan yihiin sharci darro iyo dulmi ee soo daa.”ayuu yidhi Mujaahid Cabdiraxmaan Cabdiqaadir Faarax “Aniga Axmed Siilaanyo wuu ila talin jiray waxyaabaaha uu igu yidhina waxaa ka mid ahaa waligaa iska ilaali oo hala colloobin reerka Habar Awal la yidhaahdo,markaa maanta maxaa is bedelay tolow ee uu Axmed ula colloobay,waa mid is weydiin leh.” Wajaale News Related posts:Shacabka Ku Dhaqan Magaalo Ganacsiyeedka Tog Wajaale Oo Siwayn u Oogay Tukashada Salaada Ciidul Fidr... Halkan Akhri; Maansada "Daalacan" Kana Hadlaysa Duruufaha Siyaasadeed Ee Dalku Ku Sugan Yahay. DAAWO;-Taliye Dabagale Oo Markale Hanjabaad Lasoo Fadhiistay Warbaahinta Iyo Jikaar Uu Kaga Jawaabay... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|