AFHAYEENKA XUSBIGA WADANI EE GOBOLKA GABILEY ENG DAA’UUD ABIIB OO CANBEAAREEYAY FALKII AY CIIDAMADU DADKA RAYIDKA AH KU LAAYEEN MAGAALADA WAJAALE | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
AFHAYEENKA XUSBIGA WADANI EE GOBOLKA GABILEY ENG DAA’UUD ABIIB OO CANBEAAREEYAY FALKII AY CIIDAMADU DADKA RAYIDKA AH KU LAAYEEN MAGAALADA WAJAALE
May 2, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(WAJAALENEWS);AFHAYEENKA XUSBIGA MUCARIDKA AH WADANI EE GOBOLKA GABILEY AYAA SI KULUL U CANBAAREEYy falkii foosha xumaa  ee dadka rayidka dareenkoodana ku muujinayay mudaraadka salmiga ee magaalada wajaale kuwasi oo cidamada boolisku rasaas nool u adegsadeen hal qofna ku nafwaayay

Hadaba afhayeenka oo hadlayaa wuxuu yidhi waxaan aad uga xunahay dadka reer wajaale ee rasaaska nool laladhacay ka xusbi ahaana tacsi ayaan u diraynaa ninkii macalinka ahaa ee ku geeriyooday guud ahaan dadwayanaha reer wajaale gaar ahaana eheladiisiiiyo waliba iskuulka muj mahdi cali  samir iyo iimaan dhamaanteen

ENG DAA,UUD  OO hadalkiisa sii wataana wuxu yidhi; dawlada fanka badan ee afagarana waxay ku sifowaday inay ku faanto nusasaaca ah caruurteena iyo lacagta ay bixiyaan shabiga qiimaha badani ee wadani ucid kulmiye kala taageersan waana wadanid balse waxay kaligeed qabatay maaha waxay ka xukuumad ahaan qabteen waalo fadhiyaa lagana dafirimaayo, Agarafaana waxay ahayd islaan dhiil cana oo wayn la hor fadhiisata ee jekedu leeyahay aqal wayn la hor fadhiisan jirtay iyadoo daka tusi jirtay inayiyadi  leedahay dhiskan wayn dhiisheedana qof kale ayay u dhiiban jirtay waxayna o dhan jirtay madhiishayda ama aqalkayga. Afagana waxaan u sheegayaa inayna ku mashquulin maamul xumada biyo dhigtay gobolka gabiley,

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAILWAJALENEWS@GMAIL.COM

 

COMMENTS
LINKS