Wasiir Ku Xigeen Amniga Oo Ergooyinka Shirwaynaha Kulmiye Ee Beeshiisa Dhan U Janjeedhiyey Khilaaf Hor Lehna Dhex Dhigay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Wasiir Ku Xigeen Amniga Oo Ergooyinka Shirwaynaha Kulmiye Ee Beeshiisa Dhan U Janjeedhiyey Khilaaf Hor Lehna Dhex Dhigay
April 12, 2014 - Written by Editor:

Hargeisa(WJN)Maalmihii Ugu Danbeeyay Ka Socday Magaalada Berbera Xulista Ergooyinka Beesha Ciise Muuse Uga Qayb Galaaya Shir Waynaha Saddexaad Ee Xisbi Xaakimka Kulmiye Ergooyinkaas Oo Dhan 100 Oo Ay Qaybsanyeen Beelwaynta Ciise Muuse ,Shirkaas Xulista Oo Ka Qabsoomay Guriga Martida Oo Kulamo Gooni Gooni Ah Ay Ku Qaadanyeen Madaxda Gobolka Saaxil Iyo Kuwa Heer Qaran Ee Gobolka Saaxil ,Shirkaas Ayaa Wax Lagu Qaybigay Saamiga Ay Kala Helayaan Beelwaynta Ciise Muuse ,Markii Ay Masuuliyinta Xisbiga Kulimye Ee Goblka Saaxil Qaybiyeen Saamiga Kala Helayaan Beelwaynta Ciise Muuse ,Ayaa Wax Mar Kaliya Talada Soo Galay Wasiir Ku Xigeenka Amniga Somaliland C/Laahi Abokor Cismaan Kaas Oo Taladii Maroorsaday Iskuna Koobay ,Taas Oo Wararka Aanu Helayno Ay Sheegayaa Inuu Meeshaba Ka Saaray Xubnihii Ahaa Xisbiga Kulmiye Ee Taladiisana Lahaa Sida ,Iyo Masuuliyiintii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Sida Xoghayihii Guud Ee Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Cali Maxed Muuse (Cali Halkaco) Taas Oo Ka Fajicisay Markii Saaka Ay Warkaa Maqleen Bulshada Gobolka Saaxil Iyo Nawaxigiisa .Wararku Waxay Intaa Ku Darayaan Inaan  Sidaa  La Qabin Kana Fikir Duwanaayeen Masuuliyiinta Kale Ee Gobolka Saaxil ,Hasayeeshe Wasiir Ku Xigeenka Amniga Cabdilaahi Abkor Cismaan Iyo Cali Maxed Muuse (Cali  Halakaco ) Ayaa La Sheegayaa In Khilaaf Hore U Dhexeeyay Oo Arinta Maantana Sababtay   “

Wax Ilaa  Xalay Dibada U Soo Baxaaya Khilaaf Xoogan Oo U Dhexeeya  Masuulyinta Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Iyo Wasiir Ku Xigeenka C/Laahi Abokor Cismaan Oo Ay Sheegayaan Inuu Taladii Xisbiga Kulmiye La Wareegay ,Masuulka Hadlana Xabsiga U Taxaabay Isgoo Isticimaalay Awood Ciidan Iyo Awood Dawladeed  Habeenkii Xalay Ayaa Wax Xabsiga Loo Taxaabay Afhayeenkii Xisbiga Kulmiye Ee Gobolka Saaxil Cali Axmed Kooshin , Masuuliyiinta Ayaa Dhamaantood Ku Waramaaya In Ay Xulista Iyo Kala Shaanqaynta Awood U Lee Yihiin Guddomiyaha ,Guddmiye Ku Xigeen .Xoghayaha  Guddomiyaha Garabka Dhalin Yarada

 

Wajaalenews.Net

Xafiiska Wararka Hargeisa

COMMENTS
LINKS