|
|||||
WAJAALE NEWS
Wasaarada Caafimaadka Oo Ayna Kasoo Xaadirin Mas,uuliyiinta Wasaaradaasi Iyo Wasiirkii Oo Ku Maqan Safar Aan Ujeedadiisu Cadany
April 12, 2014 - Written by Editor:Hargeysa(WJN) Wasaaradda Caafimaadka Somaliland ayaa saaka haawanaysa Ma jirin wax maamul ah oo ka shaqaynaya marka laga reebo istaafka iyo askarta ilaalisa oo aan dadka u ogolaanaynin in gudaha loo gaalo xaruntaasi lamana oga shaqadda ka socota gudaha Wasaradaasi. Wasiirka Caafimaadka iyo Agaasimihiisi ayaa la sheegay inay safar aan ujeedadiisu cadayn ugu baxeen Dalka Kenya halka wasiir ku xigeenkii Wasaaradduna ay fasax la sheegay inuu mudo bil ah qaadanayo ku jirto . Wajaalenews.et
Related posts:Wareegto Ay Soo Saareen Masuuliyiinta Wasaarada Warfaafinta Oo Sababtay In Ay War La’Aani la Soo Dar... DAAWO;Wasiiro Xukuumada Somaliland kamida Oo Sheegay In Deg Deg Loo Wareejinayo Haamaha Shidaalka ... Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland Oo Maanta Furay Kulan Hawleed Ku Saabsan Si... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|