|
|||||
WAJAALE NEWS
WAR DEGDEGA NIN HUBAYSAN OO DAD KU LAAYAY TUULADA QORULUGUD Ee KA TIRSAN DEGMADA BUUHOODLE
April 2, 2014 - Written by Editor:QORULUGUD(WAJAALENEWS); Nin hubaysan oo manta dad rayida kulaayay tuulada qorulugud oo ka tirsan degmada buuhoodle ee gobolka togdheer Sida dad goobjoogi noo xaqiijiyeen ayaa sheegaya in ninkan hubaysan oo aan wali la aqoonsan uu ku dilay tuulada qorulugu laba nin halka uu ku dhaawacayna laba kale waxa kale dadka ayaa ka shaahaynayay maqaaxi xiliyadii durka ee maanta waxa kale oo wararku sheegayaan in ninkan hubaysan isagana markii danbe la dilay ARINTA QORULUGUD WIXII KASOO KORDHA KALASOCO WAJAALENEWS IYO MAGACAANTA DADKA GEERIYOODAY KUWA DHAAWACA AHBA IYO NINKA WAX GAYSTAY MAGACIISABA
WAJAALENEWS DESK EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Shamis Qardo Jeex Oo Eedo Culus Ujeedisay Gudoomiyayaasha Xisbiyada Mucaaridka,Soona Dhawaysay Furis... Abwaan Xassan Daahir Weedhsame Oo ka Hadlay Xadhiga Library gii Dhalinyaradu Wax ku Akhrisan Jirta... DAAWO; Maxkamada Sare Dastuuriga ah Ee Somaliland Oo Si rasmiya Ugu Dhawaaqday Natiijada Doorasha... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|