|
|||||
WAJAALE NEWS
War DegDeg Ah Ciidamada Somaliland Oo La Wareegay Gacan Ku Haynta Degmada Taleex Oo Fadhiisin U Ahayd Maamulka KHaatumo
April 15, 2014 - Written by Editor:Taleex(WJN)Degmada Taleex ee gobolka Sool,waxaa saakay la wareegay ciidamo ka tirsan Somaliland,kuwaaso fariisimo ka sameystay hareeraha magaalada,sida waxaa sheegay dadka deegaanka.oo la soo xidhidhay Warbaahinta Waxaa la sheegay inuusan jirin wax iska hor imaad ah,xilligaana si buuxda ay degmada ugu gacan gashay Ciidamada qaranka Soomaaliland. Degmada Taleex,waxaa ay fariisin u ahaayd falaagada Khaatumo, iyadoona ku taalla gobollada ay ku muransanyihiin Puntland iyo Soomaaliland. wajaalenews.com hargeisa/office Related posts:DAAWO; Waraysi Xiiso Leh Oo Faysal Cali Waraabe Wax lagaga Waydiiyay Khilaafka Xisbiga UCID Hadhe... DAAWO;-Col Caare Oo Xukuumada Ku Wareejiyay Jabhadii Uu Hogaaminayay Iyo Fariinta Uu Udiray Nuux Taa... Xukuumadda Somaliland Oo Mar Kale Ka Hadashay Shidaalkii Ay Keenaysay, Maxayse ka Tidhi Warar Sheega... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|