War Deg Deg Ah Madaxwaynaha Somaliland Oo Wax yar Ka Hor Socodku Maray Xarunta Gobolka Kana Shaahay Huteel Emperial | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
War Deg Deg Ah Madaxwaynaha Somaliland Oo Wax yar Ka Hor Socodku Maray Xarunta Gobolka Kana Shaahay Huteel Emperial
April 12, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(WJN)Madaxweynaha Somaliland Md.Axmed Maxamed Maxamuud Siilaanyo ayaa caawa ka shaahaynaya Hotel Emperial ee Magalaada Hargeysa, iyada oo aanay madaxweynaha  la socon  waxa ilaalo ah, Dadweynihii ku sugnaa hotelka ayaa ka war Helay mar qudha

war-deg-deg-ah3144112

Madaxweynihii Somaliland Xaaji Axmed oo hotelka kula sugan oo kana shaahaynaya, waxanay mar qudha indhahoodu qabteen madaxweynihii oo  qof qof dadka ku sugan hotelka u salaamay.

Ilaa Hatan madaxweynuhu dhinacna  uma u dhaafin hotel, laakiin lama garanyo in uu meel kale tagidoono iyo in kale

Warkan ayaa waxaa Shabakada Wajaale u xaqiijiyay dad goob joog ah  oo ku sugan  hotelka ayaa warkaasi na soo gaadhsiiye.

Arrintan  ayaa Makhraati u ah Nabadgelayda Somaliland ka jirta.

Iyad aoo madaxweynuhu hore Booqasho noocna oo kale ku dhex maray magaalada hargeysa

Wajaalenews desk

Hargeisa office

email;wajalenews@gmail.com

 

COMMENTS
LINKS