|
|||||
WAJAALE NEWS
SucuudigaMaxkamad-Dil-Ku-Xukuntay-Hogaamiye-Ka-Tirsan-Al-Qaacida.
April 4, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(WAJAALENEWS);Maxkamada Boqortooyada Sucuudiga ayaa dil ku xukuntay Faris Al-Zahrani oo ahaa hogaamiyihii koox ka tirsan Al Qacida oo weeraro ka gaystay gudaha dalka Sucuudiga. Faris ayaa lagu eedeeyey inuu ahaa ninkii abaabulay weeraro Al Qacida ka gaysatay gudaha sucuudiga sanadihii 2003 illaa 2006. Faris Al Zahrani ayaa lagu qabtay magaalada Abha ee koonfurta Sucuudiga sanadkii 2004 xili la sheegay inuu u baxsanayey wadankaasi Yemen. Related posts:Wasiirka Cadaalada jsl Oo ka Hadlay Xaalada Gobolka badhan iyo Dagaalkii Dhexmaray maamulka punthlan... Wakiilka JSL Ee Dalka Faransiiska Oo Ka Qayb Galay Shirka Rugaha Ganacsiga Oo Lagu Qabtay Dalka Maro... Madashii Shalay + Muquurashadii Xulufadda Xirsi + Muuqashadii Marwada + Maroodiyeyntii Muuse Iyo Mad... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|