|
|||||
WAJAALE NEWS
R Wajaalenews: halkan ka dhagayso baraamij gaara oo aan ku eegayno mudoharaado ay dhigayeen dadka ku dhaqan xaafada state house ka oo ay kaga cabanyaan maamulka xaafada.
April 26, 2014 - Written by Wariye:Hargaysa(Wajaale News):-ku soo dhawaada barnaamij gaar ah oo aan idiinka soo diyaarinay xaafada state house ka ee magalada hargaysa oo maanta mudoharaado ka dhaceen oo ay ku diidanaayeen kadhadh ay wasarada dubudajinta ay ugu talo gashay oo lagu tiro koobayay . hadaba dadka xaafada state house ka dagan oo ka cabanya ayaa lahadlay shabakada wararka ee wajaalenews.com
Wajaale News Hargaysa Office Email;wajalenews@gmail.com Reporter:Abdiqadir Abdirahman Habane Related posts:Gudoomiyaha Gudida Dhalinyarada Ee Beelaha Garxajis Oo Ka Xog-waramay Halka Uu Maraayo Abaabulka S... Shir Madaxeedkii Midowga Afrika Oo Lagu Soo Gabo gabeeyay Magaalada Adis Ababa Iyo Qodobo Kasoo Baxa... Gudida Doorashooyinka Dalka Turkiga Oo Ku Dhawaaqay Natiijada Doorashada Iyo Codadka Ay Kala Heleen ... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|