|
|||||
WAJAALE NEWS
Qaar ka mida ah golaha wasiirada madaxwayne axmed siilnyo ayaa maanta kusoo dhaweeyey madaarka magaalada hargeisa wasiirka maaliyada ee maamulka goboleedka
April 11, 2014 - Written by Editor:hargeisa(Wajalenews)Qaar ka mida ah golaha wasiirada madaxwayne axmed siilnyo ayaa maanta kusoo dhaweeyey madaarka magaalada hargeisa wasiirka maaliyada ee maamulka goboleedka somaliyeedee puntland iyada oo waqtiga uu wasiirku soo gadhaay madaarka ay halkaas joogeen qaar ka mid ah warbaahinta madaxa banaan iyada oo wasiirka puntland lagu soo dhaweeyey qolka nasashada ee madaarka intaas ka dibna markii ay kasoo baxeen warbaahintu ee uu soo dhmaaday shirka jaraaid ee wasiirku duulista somaliland ku qabtay madaarka ay qolka nasashada shir al baabadu u xidhan yihiin ku yeesheen wasiirka maliyada puntland iyo wasiirka duulista ka hawlaha guud wasiiru dawlaha madaxtooyada iyo wasiirku xigenka warfaafinta somaliland soo dhawayntan lagu soo dhaweeyey wasiirka puntland qolka nasashada iyada oo hore loogu diiday qolkan xisbiyada mucaaridka ah ee somaliland waxaana mudooyinka ka dhex aloosnaa somaliland iyo puntland dagaal coladeed lamana oga sababta rasmiga ah ee uu u yimid dalka wasiirka maaliyada ee maamulka puntlnd wajaalenews.com xafiiska wararka hargeisa Related posts:Ehelada Laba Nin oo Lagu Eedeeyay In Madaxweynaha Ku Yidhaaden "Muuse Shaani" oo Ka Hadley Xukunkii ... Daawo:Safiir Ku Xigeenka Norway Ee Kenya Oo Kulan La Qaatay Wasiirka Macdanta Somaliland Iyo Ujeedad... MUUSE BIIXI IYO XULAFADIISA OO WALI KU MASHQUULSAN BURBURINTA SALDANADA SUBEER AWAL+QORSHAYAASHA FAS... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|