|
|||||
WAJAALE NEWS
nin ay maxkamada racfaanka ee burco hore ugu xukuntay 7 sanoo xadhig ah oo saaka ka baxday maxkamada iyo ciidanka boolisk oo toogtay ninkaas
April 13, 2014 - Written by Editor:Burco(WJN)Ninkan ayaa ku eedaysana inuu ahaa nin foojarista ahaa oo hore ay maxkamada Gobolku ugu xukuntay 7sano oo xadhiga ah kadibka ka qaadatay Racfaan ayaa maxkamada Racfaanka ay ku xukuntay Maanta 9sanno oo xadhig ah Dhacdadan ayaa sobotay in dhamaanba la joojiyo shaqadii ka socotay maxkamada.
Wajaalnews.net xafiiska wararka hargeisa Related posts:Wasiirka Maaliyada Iyo Gudoomiyaha Baanka Oo Ku Fashilmay Xakamaynta Hoos U Dhaca Qiimaha Shiling S/... DAAWO:- Masuuliyiinta Wadani Oo Saaka la Keenay Maxkamada iyo Xoghayaha Guud Ee Xisbiga oo Madaxtoo... Wafti Isugu Jira Madaxda Ismaamulka Dawlad Deegaanka Qoomiyada Oromiya Iyo Suldaanka Guud Ee Oromada... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|