Mudaharaad Balaadhan Oo Lagaga Soo Hor Jeedo Wasiirku Xigeenka Cafimaadka Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Oodwayne | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Mudaharaad Balaadhan Oo Lagaga Soo Hor Jeedo Wasiirku Xigeenka Cafimaadka Oo Maanta Ka Dhacay Magaalada Oodwayne
April 22, 2014 - Written by Editor:

Oodawyne (Wajalenews.Net)Mudaharaad Balaadhan Oo Lagaga Soo Horjeedo Hab-Dhaqanka Guracan Ee Golaha Xukumada Siilanyo Ayaa Ka Curtay Gudaha Magaalada Oodweyne Maanta.

Sida Ay Sheegayaan Wararka Ka Imanaya Degaanadaa Sheegayo Dadweynaha Magaalada Ee Mudaharaadayey Ayaa Si Mug Weyn Uga Cabanaya Wasiir Ku Xigeenada Caafimaadka Nimco Xuseen Qawdhan Oo Ay Sheegeen Inay Cusbitaalka  Oodweyne Muddo Dheer Curyaamin Ku Haysay, Islamarkaana Farogelin Joogto Ah Ugu Dartay Taas Oo Sababtay Inay Aakhirkii Ay Isku Dhacaan Agaasimihii Cusbitaalka Ooodweyne Ibraahin Jaama Kaahin Iyo Wasiirada Lafteeda,Ugu Danbeyna Ay Wasiiradu Sabab U Ahayd Xilka Qaadistiisa.

Taa Ka Sakow Dadweynaha Mudaharaadka Dhigay Waxay Ka Gadoodeen Markii Wasiirada Caafimaadku Bedeshay Dhakhtarkii Cusbitaalka Xilkiisina U Soo Magacowday Nin Nursing Ah Oo Joogay Qaybta Tb-Da Ee Cusbitaalka Oodweyne

 

Wajaalenews.Net

Hargeisa/Office

COMMENTS
LINKS