,ALLAHAYOW GURACANAA’ MARTI GOOR XUN SOCOTOOD GOBANNIMO KU SOORTOOD KUGU TIDHI GUN BAAD TAHAY! By faysal cumar (faysalqumuj) | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
,ALLAHAYOW GURACANAA’ MARTI GOOR XUN SOCOTOOD GOBANNIMO KU SOORTOOD KUGU TIDHI GUN BAAD TAHAY! By faysal cumar (faysalqumuj)
April 11, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Sidii waajibka iyo caadadaba inoo ahayd bisinka iyo saliganabi ayaan ku bilaabay, waxa soonoqnoqnaysa guuxa iyo isgaluumida reer maroodi-jeex ee ku aaddan xukumada kulmiye,oo salka ku haysa damaca doqonimadu hagayso ee  bariga burco dalka ku hagayso, oo u cuntamila’areer maroodi-jeex .

Ahmed waxa maroodijeex dooratay laba jeer oouu marka hore soconwaayaywaa 2003, Hadana kamaytagin oo kamay daldoorsane 8sano oo mudanerayaale way  la joogeenoola qaybsanayeen ciilka iyo cadhada uu ahmed u qabayq arankeena oo idil, waxay intaa ugu hiilinayeen codka, oo aad ogaydeen ragayka soosharaxeer golahii wakiilada, waxaad ogaydeen siday ugu hiilinayeen (maroodi-jeex) mar uu ahmed yidhi marwadayda imtixaan laga helay waalaga qaaday ee ku  dagaalama wayna ku raaceen , hadana axmatooy waatii aad tidhi golihiibuu xidhay ee ku dhinta oo nafta hura, hada ku nafta hurayay may ahayn burco kuwajoogayee maroodi-jeex ayay joogeen, ahmedoow manta iyadoonayahayn in aad laydhka kuu baxayku qalado in uu magaalada oodhan u shidanyahay oo ay kalaydhlaayihin, axmadow iyadoo inamadiina oo qudhi kudooranayay kaayeeleen in aad shaqalaysiiso oo ay hadana qaranka xadaan marka laga hadlana maxay wargaysyada reer hebel uga hadalayaan,waxaan xasuustay maansadii ee(hadraawi isa sudhan):

v Doolarkiyowaxaan xaday maxaa adiga kaagalay

v Yaaxi saabi kugu yidhi hantidhawarmiyaadtahay

Axamadow barigii aadina-rayaale ka horjeeday wargaysyadu waxay ahayeen suxufiyiin qaran, hadiiba suxufiga wax qoray yahay reerdee ka wax cunayna waa reerkiina ee maad qabatid.

Madaxweyne hadii marka lagula socdana ay dadku qaranyihiin marka lagaa soo horjeestana aad tidhaa waa qabiil, taasi kaasoconmayso reer maroodi-jeex mid ay kamatalaan MAROODIGA ayaan kuu sheegayaa cida wax siisa way arkaanka u diidana way kaqaataan, imika xiligii waxa lagaadhay markii ay kaa qaadilahayeen, waliba maroodijeex ku ridimayso ee waanay ku dooranayn hadii aad istidhaaba mar sadexaad kaalay waayo? Waa markoodii xisbigan  kulmiye ay iska soo sharaxi lahayeen hadaad isleedahay ku raadgado kaa socanmayso,oo waxaaad ku laheshiisay marna adiga marna iyaga.

Hadaba intaanada dib u cunin sumcadii ayku guraaceena maaanaykaaqaadan meeshaadeerow u bane hadii kale sidii kuwo hore oo waayay cidsalaanta ayaa kuu danbayn, ama waxaad kusifoobi tixdan kuwa ay sheegayso :

Sheekogaaban baa tidhi;-

“Nin ay gaajohaysaa

guriyimiduleedkii

soddohgarashodheeruu

gabadheedaqabay baa

dhitogodollosheellayd

ugugeyseymeeshii..

..Isagunaguddoonyiri,

laysuguud mar toyashada

caanahagadhoodhaa

inayguura-guuraha

weelkagaararkiisiyo

guntabadikuururaan

waagedlaguyaqaannee,

godankiiisugutage.

..Isagunakageynwaa

inuudhiilkagororsado

gacantana ma darikaro.

Isagooxil-gubashada

udaruuraygaashaan

Ismagabewuxuyidhi:-

“Markii ay nagelayeen,

waanalagilgilayoo

intanala gun-dhebey baa

afkanalakugaacsaday”.

..wadnihiisugalow ma leh

kugadaangadceebtii

libintanakugeeraar

xeeshiiselagugaray

murtiguun ah lagareeb.

 

Jiiftada gar-dhaladka ah

waxanugagolleeyahay

Allahayowgurracanaa

martigoorxunsocotood

gobannimokusoortood

kugutidhi gun baadtahay!

 

WAJAALENEWS DESK

HARGEISA OFFICE

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS