|
|||||
WAJAALE NEWS
MAGAALADA BURCO OO NOQOTAY MEEL DADKA LAGAGA GANACSADO IYO 78 TAHRIIBAYAAL AH OO CAAWA LAGA RARAY,,
April 12, 2014 - Written by Editor:BURCO(Wajaalenews);Somaaliland oo Noqotay Meel Tahriibayasha Ethiopianka ah lagaga ganacsado xaga dawlada ethiopia iyadu ka madnuucday inay ka tahriibaan dalkeeda dhalinyarada Somaliland waxaana qaybka ah haayadihii ka shaqaynayay tahriibka sida imigrarationka iyo booliskaMagaalada burco ee gobolka togdheer ayaa baryahan noqday meel laga ganacsado tahriibayaasha kasoo hayaamay dalka itoobiya ee aynu jaarka nahay. Sida ilo xogogaalihi u xaqiijiyen shabakada caalamiga ah ee wajaalenews, ayaa waxay tibaaxayaan in caawa magaalada burco ee gobolka togdheer laga raray tahriibayaal tiradoodu gaadhayso 78 kuwaasi oo laga rarayay meel aan ka fogay xarunta booliska ee burco dadka ayaa waxaa lagu daabulayay gaadhi waarada kaasi oo lambarkiisu yahay 41773 noociisuna yahay waarad Markaad aragto dadkaasi sida loo rarayo waad argagixi lahayd ,manaan moday in Somaliland waxani kajiraan qofgoobjog ahaa oo kagaabsaday in magaciisa lasheego, Waxaa kale oo wararku tibaaxayaan in uu arinta dadka lagu tahriibinayo uu qayb ka ahaa taliyaha imigrationka burco iyo masuulinyiin booliska katirsan dilaaliina ay ka ahaayeen Hadaba mudooyinka ayaa magaalada burco laga dayrinayaa xaalkeda iyadoo noqotay sidii magaalada boosaaso oo dadka si cadaana loga dhoofiyo Tahriibayaashan ayaa waxaa lagu sii wadaa xagaa iyo magaalada boosaso eemaamul goboleedka puthland oo ah saylad dadka laga dhoofiyo Dawlada Somaliland ayaa waxaa laga warsugayaa talaabada ay ka qaado dhacdadan ugubka ku ah Somaliland taasi oo hadaan wax laga qaban sobobi doonta dhibaato horleh saamayna kuyeelan doonta xidhiidhka labada dal oo baryahanba xaalkiisu aanu wanaagsanay
WAJAALENEWS DESK BURCO OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Oo Xildhibaan Golaha Ku Khaldamay Ugu Baaqay In Uu Raalin Galin Bixiyo. Kooxda Lacagtii ugu Badnayd La Gashay Suuqa Kala iibsiga Ciyaartoyada Ee Dalka Engiriiska iyo Xidiga... Ganacsatada Reer Somaliland Oo Joojiyay Alaabihii Ay Kala Soo Degi Jireen Dekedda Berbera, Kadib Mar... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|