|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha JSL Axmed Silaanyo Ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka koonfur Africa Daawo sawiro
April 30, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka koonfur Africa kuwaas oo Somaliland kala shaqayn doona hawlaha ictiraaf raadinta Jamhuuriyada Somaliland iyo in Dalkani noqdo mid ka mida beesha caalamka ee la aqoonsan yahay ayaa waftiga uga mahad naqay imaatin kooda iyo gacan ka gaysashada qadiyada Somaliland Madaxweynaha Somaliland oo ku bogaadiyay sida ay diyaarka ugu yihiin inay qadiyadaasi aad nagala shaqaysaan kulankaa madaxwaynuhu markuu dhamaaday waxaa ka warbixiyey wasiirka arrimaha Dibeda iyo Xubin ka mida weftiga. Related posts:“Xafladaha Qalin Jabinta Iyo Meheraduna Waxay Noqdeen Muraayado Waawayn, Oo Caqliyada Iyo Aragtida f... Cabdicasiis Sisto Oo Iska Fogeeyay Eedo Uu Ujeediyay Ganacsade Ina Jabuutaawi, Sheegayna In Aanu Wal... Khilaaf Culus Oo Soo Kala Dhexgalay Cabdiwali Gaas iyo Camay iyo Wasiir Iscasilay+Sababta Khilaafka COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|