Madaxweynaha JSL Axmed Silaanyo Ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka koonfur Africa Daawo sawiro | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha JSL Axmed Silaanyo Ayaa maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka koonfur Africa Daawo sawiro
April 30, 2014 - Written by Editor:

HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabilay Wafti ka socday dalka  koonfur Africa kuwaas oo Somaliland kala shaqayn doona hawlaha ictiraaf  raadinta Jamhuuriyada Somaliland iyo in Dalkani noqdo mid ka mida beesha caalamka ee la aqoonsan yahay  ayaa waftiga uga mahad naqay  imaatin kooda  iyo gacan ka gaysashada  qadiyada Somaliland  Madaxweynaha Somaliland oo ku bogaadiyay  sida ay diyaarka ugu yihiin inay  qadiyadaasi aad nagala shaqaysaan kulankaa madaxwaynuhu markuu dhamaaday waxaa ka warbixiyey wasiirka arrimaha Dibeda iyo Xubin ka mida weftiga.

IMG_0469IMG_4477IMG_4468

COMMENTS
LINKS