|
|||||
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Axmed Silaanyo oo maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti ka socda wadamada Norway, Denmark, Holland, iyo Australia DAAWO SAWIRO
April 3, 2014 - Written by Editor:HARGEISA(Wajaalenews);Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed Maxamed Silaanyo waxa uu maanta Xafiiskiisa ku qaabiley wefti balaadhan oo ka socda wadamada Norway, Denmark, Holland, iyo Australia waxaana ku wehelinaysay kulankan wadamadaasi hay’adda UNODC oo safarka qaban qaabadiisana lahayd waxaana weftigaasi hogaaminaayey Safiirka Dalka Australia Mr. Geoffrey Tooth.
Waxaana Dhinaca Xukuumada kulankaasi Madaxweynaha ku wehelinaayey 1. Madaxweyne ku xigeenka JSL, Mudane. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) 2. Wasiirka Madaxtooyada JSL, Mudane Xirsi Cali Xaaji Xasan 3. Wasiirka Wasaaradda Cadaalada iyo Garsoorka, Eng Xuseen Axmed Caydiid 4. Wasiirka Ganacsiga iyo Xidhiidhka Caalamiga ah Maxamed Cabdilaahi Cumar 5. Wasiirka Beeraha JSL, Mudane Prof. Faarax Cilmi Maxamuud (Geedoole) 6. Wasiir ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibeda JSL, Mudane, Mowliid Maxamed Karaani 7. Xoghayaha Gaarka ah ee Madaxweynaha JSL, Mudane Cali Axmed Cali
Dhinaca Weftiguna waxay ka koobnaayeen 1. Geoffrey Tooth High Commissioner (Australia) 2. Amanda Davis Deputy head of Mission Australian High Commission Nairobi John Wilcox 3. Johan Frederik Mau, Programme Officer at Embassy of Denmark in Kenya 4. Mr. Jan-Petter Holtedahl, Counselor at Royal Norwegian Embassy in Nairobi 5. Carl P. Salicath Director for Maritime Security (Norway) 6. Mr. Andreas Skulberg Deputy Director General at Ministry of Justice and the Police (Norway) 7. Senior Adviser Section for Sub-saharan Africa Ministry of foreign Affairs (Norway) 8. Alain Ancion Deputy Ambassador to Somaliland and Somalia (Holland) 9. UNODC- Koshin 10. Leonardo Hoy-Carrasco Consultant Hostage upport UNODC MCP 11. Rainer Fraunfeld, Director, Nairobi Operational Hub 12. Patrick Fruchet, Deputy Director, Nairobi Operational Hub 13. Francesca Caonero Associate Expert-PPTP
Ugu danbayntiina Waxa Kulankan oo saacado qaatay waxa ka warbixiyey Wasiirka Cadaalada iyo Garsoorka Jamhuuriyada Somaliland Eng. Xuseen Axmed Caydiid iyo Safiirka Dalka Australia ka socday Mr. Tooth WAJAALENEWS DESK HARGEISA OFFICE EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM Related posts:Daawo:Madaxwayne ku xigeenkii hore ee Somaliland Muj. Cabdiraxmaan Aw-cali Faarax Oo Dhaliilo Xoogan... Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland iyo wasiiro uu wato oo Dhahar kula ciiday Dadweynaha iyo wasiirka... Siyaasi Cali Warancade oo Waraysi Lala Yeeshay Kaga hadlay dagaalka Tukaraq, hankiisa Siyaasadeed iy... COMMENTS
|
LINKS
|
||||
|